-50%
Personal Development Course
About This Course
Personal Development Course – Invest in Yourself
Koorsada Personal Development ee MITRE waa koorso si qoto dheer u beddesha fikirka, dabeecadda, iyo kartida qofka. Waxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya in uu:
-
Kordhiyo kalsoonida naftiisa
-
Dejiyo yoolal cad oo la gaari karo
-
Horumariyo xirfadaha isgaarsiinta iyo hoggaaminta
-
Maareeyo waqtiga, walbahaarka, iyo go’aan qaadashada
-
U diyaargaroobo nolol shaqo iyo mid bulsho oo guul leh
Koorsadani ma aha mid aragti kaliya ah, balse waa mid ficil ku dhisan, tusaalooyin nolosha dhabta ahna lagu dabaqo. Ardaydu waxa ay helayaan hagid, tababar xirfadeysan, iyo qalab ay si toos ah ugu adeegsadaan nolol maalmeedkooda.
Learning Objectives
Qofka Maxaa Uu Ka Baranayaa Koorsadan?
Sida loo dhiso kalsooni nafeed oo joogto ah
Sida loo dejiyo yoolal cad iyo qorshe lagu gaaro
Fahamka naftaada, awoodahaaga, iyo meelaha aad ka tabar daran tahay
Sida loo hagaajiyo hab-fikirka (mindset) loogana gudbo cabsi iyo shaki
Xirfadaha isgaarsiinta wax ku oolka ah iyo hadalka dadweynaha
Sida loo maareeyo waqtiga iyo mudnaanta nolosha
Xirfadaha go’aan qaadashada saxda ah
Sida loo xakameeyo walbahaarka iyo caqabadaha nolosha
Dhisidda edeb, masuuliyad, iyo hoggaamin shaqsiyeed
Target Audience
- Dhisidda edeb, masuuliyad, iyo hoggaamin shaqsiyeed