Diploma Basic Computer
About This Course
Diploma Basic Computer
Build Essential Digital Skills for Today’s World
Diploma Basic Computer waa koorso aasaasi ah oo si gaar ah loogu talagalay qof kasta oo doonaya in uu barto isticmaalka kombiyuutarka laga bilaabo eber ilaa heer uu si kalsooni leh ugu shaqeyn karo. Koorsadani waxa ay ku habboon tahay ardayda, shaqo-doonka, shaqaalaha, ganacsatada, iyo qof kasta oo raba in uu yeesho xirfado digital oo aasaasi ah.
Maxaa Lagu Baranayaa Diploma Basic Computer?
Marka aad qaadato koorsadan, waxa aad si buuxda u baranaysaa:
1. Computer Basics
-
Fahamka kombiyuutarka iyo qaybihiisa (Hardware & Software)
-
Sida loo shido, loo damiyo, loona isticmaalo kombiyuutarka si sax ah
-
Isticmaalka keyboard, mouse, iyo qalabka kale
2. Operating System (Windows)
-
Fahamka Windows iyo shaqadiisa
-
Maareynta files & folders
-
Isticmaalka basic settings iyo tools
3. Microsoft Office Package
-
Microsoft Word:
-
Qorista iyo habeynta documents
-
CV, warqado rasmi ah, iyo reports
-
-
Microsoft Excel:
-
Xog gelin, xisaab fudud, iyo jadwal samayn
-
-
Microsoft PowerPoint:
-
Diyaarinta presentations xirfadeysan
-
4. Internet & Email Skills
-
Isticmaalka internet-ka si ammaan ah
-
Raadinta xog (Google search)
-
Sameynta iyo isticmaalka Email (Gmail, iwm)
-
Dirista files iyo documents
5. Basic Digital Skills
-
Fahamka digital literacy
-
Ammaanka internet-ka (Cyber safety basics)
-
Adeegsiga kombiyuutarka shaqo iyo waxbarasho labadaba
Faa’iidada Koorsadan
-
Waxaad yeelanaysaa xirfado shaqo oo muhiim ah
-
Waxaad si kalsooni leh ugu shaqeyn kartaa xafiis ama ganacsi
-
Waxay kuu furaysaa fursado shaqo iyo waxbarasho